Dedaalo lagu baajinayo Banaan baxa beri ka dhacaya Muqdisho oo socda

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in ay socdaan dedaalo xoogan oo la doonayo in lagu baajiyo banaan baxa beri oo khamiis ah lagu wado in uu ka dhaco magaalada Muqdisho, kaa oo looga soo horjeedo Madaxweyne Farmaajo Banaan baxan ayaa waxaa abaabulayay siyaasiyiin katirsan mucaaradka dowlada kuna siyaasad ah midowga musharaxiinta, waxaana … Continue reading Dedaalo lagu baajinayo Banaan baxa beri ka dhacaya Muqdisho oo socda